Qeexid
Wax subag, dhoobo, wasaq iwm lagu dhoobay ahaansho.
[-qnaa, -qnayd]
f.mg4Wax subag, dhoobo, wasaq iwm lagu dhoobay ahaansho.
Fal / verb
f.mg1
Labdhedig: -qay, -qday
Qeexid: Ku m.: subag, dhoob, wasaq iwm meel ku dhoobid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -qday, -qatay
Qeexid: Subag, dhoobo iwm isku dhoobid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg malooqo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg malooqan. ld malooqnaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg malooq.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Nooc libaax badeedka ka mid ah.
Qeexid Xigta: Saxaro jilicsan oo ubadka yari dhigaan.
Qeexid Kale: ld male.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -qnaa, -qnayd
Qeexid: Wax timaha laga wada xiiray ahaansho (qof).
Qeexid Xigta: Wax subag, dhoobo, wasaq iwm lagu dhoobay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -qnaa, -qnayd
Qeexid: Caw dun iwm wax la maleegay ahaansho.
Qeexid Xigta: Wax aan la tarraxin ahaansho.
Qeexid Kale: Ku m.: wax dhoobo dufan iwm ku dhoobantahay ahaansho (qof).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Nafley mulaca ka weyn oo madow oo leh dhibacyo cadcad; amuur.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -qnaa, -qnayd
Qeexid: Cid aan joogin ahaasnho.
Qeexid Xigta: Wax lumay shaanbo.
Qeexid Kale: Qof maahsan ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: /dh ld malooqnaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld malyuun.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -amay, -antay
Qeexid: Wax maraq naasaheeda ku xiran yahay ahaansho (halirmaan). ld maraqsan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -qnaa, -qnayd
Qeexid: Xoolo lab wax qooq hayo ahaansho.
Qeexid Xigta: Dugaag ama halaq wax dad cun ah ahaansho.
Qeexid Kale: Qof kibir badan ahaansho. 4. Gabar wax galmo u baahan ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-nan, m.l) Ubax yar oo udgoon oo waqtiga jiilaalka geedaha qaarkood baxshaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Saxaro jilicsan oo dhasha yaryar oo caano ku noolka ahi dhigaan.
Qeexid Xigta: Cudur kala goysyada ku dhaca oo kuuduudiya.
Qeexid Kale: Cudur dhasha geela ku dhaca oo kuduudiya.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -alay, -ashay
Qeexid: Dhal yar oo caana ku nool ahi mal dhigid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]