Qeexid

"ld mallaay."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga mallay oo kali ah:
  • Sidaas baan looga yaabin in hawlgalka Isbaaro qaadka ah iyo Xamar oo mallayshiya laga sifeeyaa ay u noqoto hawl sahlan ama dhib yari ku hirgasha.
  • Saacado ka dib markii wefdiga Midowga Yurub ay ka baxeen Muqdisho, mallayshiyada ayaa hoobiye la beegsatay guriga madaxweynaha iyo goobta shirka lagu qabanayo oo loo baqayo, halkaasoo shaqaaluhu ay hagaajinayaan ruufka, oo gelinayaan daaqado cusub.