Qeexid

(-do, m.l) Garbasaar qafiif ah, qurxoon oo dumarku qaatan. ld malkhamad, malqabad.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine