Qeexid
(-dyo, m.dh) Kal yar oo wax lagu tumo.
(-dyo, m.dh) Kal yar oo wax lagu tumo.
magac / noun
Lab / masculine
m.dh
Qeexid Xigta: Calaamad caan ah oo wax leeyihiin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Biyo fariisin weyn.
Qeexid Xigta: Webiga halka ay xooluhu ka cabbaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: (-do, m.l) Garbasaar qafiif ah, qurxoon oo dumarku qaatan. ld malkhamad, malqabad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld malkhabad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: Qof dhagax la dhicid.
Qeexid Xigta: Shaqal af carabi ah ku dhawaaqiddiisa jiidid. ld med2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -alay, -ashay
Qeexid: Dhal yar oo caana ku nool ahi mal dhigid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Dhagax midab madow leh oo haddii la isku dhufto dab dhala oo buuraleyda laga helo.
Qeexid Xigta: Jiididda la jiido shaqal af carabi ah marka lagu dhawaaqayo. ld med1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Saxaro jilicsan oo dhasha yaryar oo caano ku noolka ahi dhigaan.
Qeexid Xigta: Cudur kala goysyada ku dhaca oo kuuduudiya.
Qeexid Kale: Cudur dhasha geela ku dhaca oo kuduudiya.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
Qeexid: mad'hab m.dh (-bo, m.l) ld mad-hab.
m.l
Qeexid: Qabsinka qaybta ugu dambeyso oo saxaradu ka baxdo. ld walammad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld malafsasho.

Qeexid: ld macalgad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Gaashaan.
Qeexid Xigta: Meel lagu gabbado.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld macalgad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Wax aan la hubin.
Qeexid Xigta: (fk) Mindhaa.
Qeexid Kale: ld malo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: ld malcamad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld malaysasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: (-do/-dooyin, m.l) (riw.) Hadal ama sheeko lagu qoslo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: (-do, m.l) (dii.) Dugsi quraanka laga barto. ld malcabad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]