Qeexid

eeg maleeg.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga maleegid oo kali ah:
  • Waa maafiya halis ah oo aad ugu xeel-dheer tabaha ganacsiga maan-dooriyeyaasha iyo maleegidda shirqoollada halista ah.
  • Madaxweyne Cabdullaahi yuusuf oo ah rugcadaa galgal badan oo ku taqasususay maleegidda xargaha siyaasadeed ayaa isagu ka shaqaynayo sidii uu oga taqalusi lahaa Geedi, isla markaana u keensan lahaa qof u dhega nugul amaawiirtiisa.