Qeexid
(-gmay, -gantay; -gmi) Wax la maleegay noqosho.
(-gmay, -gantay; -gmi) Wax la maleegay noqosho.
Fal / verb
f.mg4
Labdhedig: -gnaa, -gnayd
Qeexid: Wax la maleegay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -gay, -gtay
Qeexid: Wax soohid.
Qeexid Xigta: Cid shirqool u dhigid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld maleegnaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg maleeg.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g
Labdhedig: -leeyay, -laysay
Qeexid: (f.g/mg) M./u m.: wax aan la hubin xaqiiqdooda fikrad ku cabbirid.
Qeexid Xigta: (f.mg) Isu m.: isu haysasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg maleegan1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld malliiqo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Wax aan la hubin.
Qeexid Xigta: (fk) Mindhaa.
Qeexid Kale: ld malo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Badbaadinta la siiyo cid tabar darran.
Qeexid Xigta: Qof tabar darran oo qof kale ku tiirsan si uu badbaado u helo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: /dh ld maleegnaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Col yar oo col weyn dib u reeba; raacdareeb.
Qeexid Xigta: Wax diyaar ah.
Qeexid Kale: ld heegmid. ld heeggan1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
Qeexid: heegan ahaansho. 2. Wax diyaar ahaansho.
f.mg4
Labdhedig: -gnaa, -gnayd
Qeexid: Wax la heegay ama heegan ahaansho. ld heeggan2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld malyuun.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: Wax la beegay noqosho.
Qeexid Xigta: Ku b.: wax, wax kale ku toosan noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -gnaa, -gnayd
Qeexid: Wax la beegay ahaansho.
Qeexid Xigta: Wax la buuxshay ahaansho.
Qeexid Kale: Ku b.: wax, wax kale lagu aaddiyey ahaansho. 4. Ku b.: waqti, waqti ku aadan ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: Wax
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: (f.g) Qof
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Aad u macaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]