Qeexid

"(-hay, -hday; -dihi) Hadal sarbeebid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga maldah oo kali ah:
  • Annagu waxaan nahay Goofley, warkaayna waa cad-cad yahay, war maldahanna kuma hadalno.
  • M-waynaha kuxigeenka Puntland oo si maldahan baaq ugu diray beesha SSC iyo shirka Khaatumo 2 ayaa waxa uu yiri nin aan kuu furi doonin yuusan kuu rararin.