Qeexid

"ld malaysasho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga malaysi oo kali ah:
  • Isku soo wada duuboo dhamaan qeybaha kala duwan ee somalida ku nool cariga Malaysia waxay hambalyo maalintan ku aadan usoo gudbinayaan shacabka soomaaliyeed meel walba oo ay joogaan.
  • Markabka ayay shaqaalihiisu kala ahaayeen 29 Malaysian ah iyo 10 Filipinos ah, sida ay sheegtay shirkadda markabkaan iska leh, iyadoo xusay inaysan jirin cid weli la soo xiriirtay.