Qeexid

"eeg malee."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga malayn oo kali ah:
  • U malayn maayo ninkan Kenyanki inu marna ku tashaday in Somali oo dhami yar iyo weyn, mid dalka ku sugan iyo mid qurbajoog ahiba hal mar intay qalinka qaataan weerar aan loo kala hadhin ku soo qaadayaan!
  • Si aan marna la malayn karayn ayey isugu moordhaysan tahay.