Qeexid

"malaha fk. Sida maluhu u badan yahay; mindhaa, armaa. Tus. “Malaha galabta roob baa di'i doonaa”. ld male (1)."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga malaha oo kali ah:
  • Waxay ugu dhimanayaan dadku malaha aqoontii lagaga faaiidaysan lahaa khayraadkan dabiiciga ah.
  • Waxaan is idhi malaha markii ay yar yaraayeen bay ka adkaan jirtay.