Qeexid

"Mid ka mid ah uunka, oo laga abuuray nuur iyo iftiin."

Qeexid Kale

Dhimasho; wed. ld meleg1.

Qeexid Xigta

Malag loo soo diro nafleyda in uu nafta ka qaado.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga malag oo kali ah:
  • Su’aalihii ruuxaa dumarka la weydiiyay waxa ka mid ahayd; malaga yaabaa intaa boqorrada Ingiriiska ee aqalka faaqday ku jirta aad aragtay iska xiisootay oo boqornimada isaga bukootay?
  • Madaxyuubku waxa kaluu booqday xabaalaha Bahalka Aydhiska la yidhaahdaa Afrikaanka ku laayo iyo xero weyn dadka uu cudurkaasi ku dhaco lagu ururiyo oo ay Malag-kulmawdka ku sii sugaan.