Qeexid

"Miid aad u macaan oo shinnidu sameeyso."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga malab oo kali ah:
  • Magawga iyo caanaha sidii, malabka loo daaqye.
  • Sidoo kale ayaa malabka iyo waxyaalaha kale ee la socda waxaa lagu daweeyaa cuno xanuunka iyo Riiraxyada.