Qeexid

"Salaaxidda dhoobo, shamiito, nuurad iwm ee derbi lagu sameeynayo la salaaxo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga malaas oo kali ah:
  • Waxa kuu muuqanaya birihii shubka buundada lagu dhexmalaasay oo sidii feedhaha u qayaxan.
  • Madax-malaaska caro Maraykaan juuj Buushe ayaa budh iyo qaare u soo qaatay inuu Ciraaq Madaxa kala dhaco, wuxuuna si aan miyir qab u ekayn, waalina u sawrac eg u soo daad-gureeyey kumanyaal ciidan ah oo geeso xiir-xiiran.