Qeexid

"malaa'ig m.dh 1. Saddexda uun ee caanka ah, kan aan ahayn insiga iyo jinka oo nuurka iyo iftiinka laga abuuray. 2. Heer ka mid ah koritaanka xasharaadka qaarkood oo u dhexeeya heerka diirdiirrada, lullumada iwm iyo heerka ugu dambeeyo ee ay gaaraan. 3. eeg malag1."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga malaa oo kali ah:
  • In hal-aburka marxuun Xasan Shiikh Mumin loo bandhigo malaayiin dad oo aan af Somaliga aqoon waxaa suurto-geliyey Macallin Gush ( B. W. Andrzejewski) oo af Soomaaliga iyo daka ku hadla jeclaa.
  • "Haddeey tahay wax is-dhaafsiin, sida la sheegayo, weynu ogsoon nahay, malaayiin doollar baa ka maqan dowladda.