Qeexid

"Wax aan la hubin oo male ku dhisan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga mala-awaal oo kali ah:
  • Orgi mala-awaal soo wadiyo mahadho kaambayn ah.
  • Tani ma aha mala-awaal ee waa mid ciqaabteeda iyo calaamadeedu ka muuqato magaalooyinka waaweyn ee dalka ugu yaraan bishiiba mar ama laba jeer.