Qeexid

"Meel buugag badan oo kala jaad ah yaalliin oo laga amaahsado ama lagu akhristo."

Qeexid Xigta

Dukaan buuggagta, wargeysada, waraaqaha xafiiska iwm loogu iibsho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga maktabad oo kali ah:
  • Kaadhka maktabadda waa in shaqaalaha la tusaa mar walba oo maktabadda wax laga deynsanayo.
  • Maktabadda ajnebigu waxay keensataa buugaag, muusig iyo cajallado fiidyow, haddii la soo weydiistana waxay u dirtaa maktabadaha kale ee waddanka.