Qeexid

"ld maqsin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga makhsin oo kali ah:
  • Ninka u haysta kursiga Somaliland in carruur lagu korsado, waxaa ka wanaagsan in aad tidhaahdaan bacadlaha makhsin ka raadso oo shaqayso.”
  • Weriyayaal Haatuf ka tirsan oo shalay booqday ilmahaa yar oo ay gacanta ku hayaan hooyadii iyo aabihii waxay degen yihiin xaafadda Idaacadda ee magaalada Hargeysa, waana qoys sabool ah oo ku nool makhsin jiingad ah.