Qeexid

"ld marqib."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga makhrib oo kali ah:
  • Wuxuu isagoo luudaya salaada makhrib ka dib ku soo habsaday aqalkii Xaajiga oo C/llahi iyo Xaajiguba tusbaxa rogayaan!
  • Khasaraha uu geystay dagaalkan ayaan weli cadeyn madaama uu gaarey makhribkii, iyadoo ay jirto dhaawac 7 ah oo la dhigay isbitaalka Istarliin ee degmada Guriceel.