Qeexid

"Nafleyda Eebbe abbuuray oo dhan; uun."

Qeexid Xigta

Dad.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga makhluuq oo kali ah:
  • Dawlad milixle baan sugayayiyo Maskax saafiyiyo baan ka bogan Maandeeqdiyo hashaan foolceshee Makhluuqoo dhan baa yaabsaniyo ODHAAHDA AKHRISTAHA: Kaaf iyo kala dheeri.
  • Cabdullaahi ayaa ugu jawaabay aayadda magaceeda la yidhaahdo aayatul-kursi-, uuna Alle ku leeyahay: "Alle Ilaah aan isaga ahayn ma jiro, waana Ilaaha nool, makhluuqaadkana maamula.