Qeexid

"(-do, m.l) Meel cunto karsan lagu iibsado oo leh kuraas iyo miisas cuntada lagu cuno iyo shaqaale cuntada keena. ld makhaayo, maqaayad, maqaayo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga makhaayad oo kali ah:
  • Dadweyne aad u badan ayaa ku qulqulayay goobaha la isugu yimaado sida makhaayadaha iyo Hudheelada si ay u dhegaystaan Idaacadaha, gaar ahaan BBC-da oo dadku warkeeda aad u rumaysto.
  • Markuu waayana makhaayadaha fadhi ku dirirka ayuu fadhiyaa.