Qeexid
(-ooyin, m.l) Gogol.
(-ooyin, m.l) Gogol.
magac / noun
Dheddig / feminine
f.mg2
Labdhedig: -keeyay, -keysay
Qeexid: Cid wax ka qarin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -keeyay, -kaysay
Qeexid: Ku m.: wax meel daloosha oo ciriiri ah si xoog leh ugu riixid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Ciyaar dhaqameed laga yaqaan degaanka Jilib.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]