Qeexid

"(-llo, m.dh) Khatar weyn."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga makal oo kali ah:
  • Faarax Sindiko Waxa uu sheegay in uu wax weyn kusoo kordhin doono haddii uu soo galo siyaasadda Koonfurta Soomaaliya, oo 13sano qasneyd, makala cadda waxa dhab ahaantii qarsoon ee uu faarax garanayo, ee uu kusoo kordhin karo siyaasadda koonfurta.
  • Run ahaantii marka laga hadlayo dhalinyaro waxay u dhigmaysaa ereyga mustaqbal Maxaa yeelay labada erey makala hadhaan, maadaama uu mustaqbalka umadkasta ku xidhanyahay sida ay tahay dhalinyaradoodu.