Qeexid

(dii.) Dadka dabka caabuda.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga majuusi oo kali ah:
  • Waxaan ku dadaalay ku dhaqanka diinta majuusiyadda (diinta la caabudo dabka ama qoraxda), ilaa aan markii danbe ku fiicnaaday hurinta dabkii la caabudayay, waxaana la ii xil-saaray inaan noqdo huriyaha dabka.
  • LAND waxay ka timid ALARDH, waxaa kalimada ingiriisiga lag daray (N) halka ay ahayd (R) asalkeeda carabiga, sidoo kale kalimada: MAGIC waxay ka timid MAJUUS oo ah dadka Majuusiyiinta oo isticmaali jiray sixirka iyo indho sarcaadka.