Qeexid
(-jaaniin, m.dh) Qof waalan.
(-jaaniin, m.dh) Qof waalan.
magac / noun
Lab / masculine
m.l
Qeexid: /dh.u Qalabka jikada looga adeegto ee wax lagu cuno ama cabbo, sida suxuunta, digsiyada, mindiyaha iwm.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: M. ah: wax helitaankiisu dhif iyo naadir ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: M. ah: qof niyad xun oo aan raalli ahayn.
Qeexid Xigta: Qof la dulmiyey.
Qeexid Kale: ld madluumid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-uumay, -uuntay; -uumi) Qof niyad xun oo aan raalli ahayn noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: M. ah: qof xun.
Qeexid Xigta: Nacaladi ku dhacday.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l.t
Qeexid: . (-nno/-laayiin, m.dh/- uumaad, m.l) Tiro ka kooban kun meelood oo min kun ah; kun kumaad; “1.000.000”. ld malyan, milyan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
t (tiraale) - tiraale (numeral) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-no, m.dh) (juqr.) Eray ka soo askunmay kelmadda carabiga ah ee “mawsim” macnaheeduna yahay “xilli”, carabta ayaana u isticmaasha dabaylo, xilliyeedka ka dhaca Badda Carbeed, kuwaas oo muddo lix bilood ah ka soo dhaca dhanka koonfurta galbeed (KG), lix biloodna ka soo dhaca dhanka woqooyi bari (WB). Imminka guud ahaan waxaa lagu isticmaala dabaylaha jihadoodu xilliyada isla beddesho. Waxay si gaar ah xoog ugu leeyihiin kulaalayaasha dhanka bari ee qaaradaha, laakiin, sidaas oo kale, waxay ka dhacaan kulaalayaasha a bannaanka, maxaa yeelay Bariga Aasiya waxay gaaraan ilaa 60 ee woqooyi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (daaw.) Xanuun madaxa ku dhaca; madax-wareer. ld madaxwareer.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg3
Labdhedig: -day, -tay
Qeexid: Qof, xanuun adkeysi u yeelasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld manuunsasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Ugaarta midkooda lab ee hoggaamiya inta kale.
Qeexid Xigta: Dameer weyn oo lab ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Summad ishkinka badanaa qoorta looga dhigo oo u eg nuunka xuruufta carabiga.
Qeexid Xigta: ld na'.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]