Qeexid

"Meel fadhi wanaagsan leh oo la iskugu yimaado."

Qeexid Xigta

Shir wax lagu go'aaniyo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga majlis oo kali ah:
  • Sidaas darteed dawladda Somaliland waxay dhaqaalaha ugu badan ku bixisaa majlisyada siyaasada lagu lafo guro marka sow xaaladu maaha kaaf iyo kala dheeri.
  • Xasan oo markaa majlis la isugu keeno, Daahir Aweys balantii ayuu ku yimi, Siyaad Bare ayaa intuu Masale ku fadhiistay Tusbax-na soo qaatay codsaday in loosoo geliyo Sh.