Qeexid

ld manjaxaabin.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga majaxaabin oo kali ah:
  • Qoraalka shabakaddaan ayaa lagu caddeeyay in sharciga lagu dhaqayo saxaafadda caalamiga ah ee ka howlgalaya Somalia uu yahay mid majaxaabinayo xorriyadda hadalka, isla markaana kala soocaya saxaafadda caalamiga ah iyo midda gudaha.