Qeexid

"ld majaajillo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga majaajilo oo kali ah:
  • Intii aan khudbadaha la bilaabin ayaa waxaa heeso iyo majaajilooyin ay ku jiraan gaado-ka-ciyaar soo bandhigay ciidamada Booliiska iyo Asluubta Somalia, waxaa la taagay calanka Somalia 12:00-habeenimo, iyadoo la tumay Astaanta Calanka Somalia.
  • Kulankan ayaa waxaa khudbadii madaxweynaha iyo wasiirka warfaafinta wehelinayey majaajilo, heeso iyo suugaan.