Qeexid

"Nin diinta Islaamku sheegtay inuu aakhiru-sabaanka imaan doono."

Qeexid Xigta

Barwaaqo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga mahdi oo kali ah:
  • Socdaalka Madaxweynaha ayaa waxaa ku wehliyay xubno ka tirsan labada gole ee dowladda KMG iyadoo sidoo kale uu ku wehliyay safarka Guddoomiyihii Shirweynihii dib u heshiisiinta Beelaha ee ka dhacay Muqdisho Cali Mahdi Maxamed.
  • Cali Mahdi oo gaashaanka ku dhuftay eedeyn uu dhawaan Xildhibaan Maxamed Qanyare ku sheegay in shirkii beelaha Muqdisho uu ahaa mid lagu lunsaday lacag badan oo dadka lagu dhacayey.