Qeexid

"ld mahadin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga mahadis oo kali ah:
  • Tusaale waxaa noqon kara heshiisyada ay xukuumada Puntland la gasho hay’adaha shisheeye ee aan laga ansixin baarlamaanka, laga talogelin shacabka, nuxurkooda dhabta ahna aanay bulshadu xog ogaal u ahayn marka laga reebo tiro yar oo is mahadisay.
  • Hannaankaas oo Shankaroontu mahadisay, waxa dadka qaarkii sheegayaan inaan himilooyinkiisii mustaqbal laga been sheegin.