Qeexid

"eeg mahadi. ld mahadis."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga mahadin oo kali ah:
  • Waxa loo baahan yahay in laga badbaadiyo dalka maanta qas iyo qalaanqalka kale oo ina soo dhexgala, taas oo aynaan mahadin doonin haddii aan dhagaha loo furin rabitaanka shacbiga intiisa badan.
  • Rasuulka SCW wuxuu bilowday hadalkiisii isagoo ku furturanaya iftitaaxa caamka ah oo ah: Ilaah ayaa mahad iska leh, waan mahadineyna waan kaalmo weydiisaneynaa, waana dambi dhaaf weydiisaneynaa.