Qeexid

"Cid abaal ay gashay u shugriyid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga mahadi oo kali ah:
  • Xilalka noocan ahi waa kuwo eeda cidda manaafacaad u soo doonata, balse waxay mahadiyaan cidda iyadu u soo doonata inay wax-qabtaan, magacna ka helaan.
  • Sidaas in guul la mahadiyo lagu gaadhi karo waxaa caddayn u ah sida ay hadalladdii Cabdillaahi Yuusuf iyo xubnaha kale ee dawladdiisu wax weyn uga beddeleen dareenka reer Soomaalilaan.