Qeexid

"U m.: cid abaal gashay u mahadnaqid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga mahadceli oo kali ah:
  • Agaasime xigeenka Isbitalka Madiina Cali Cadde oo u hadlay howlwadeennada ayaa uga mahadceliyay deeqda ay AMISOM soo gaarsiisay, waxaana uu ku tilmaamay deeqdaas mid ku timid iskaashiga ka dhexeeya.
  • Waxaanu cod baahiyaha ku soo dhaweeyay Wasiirka waxbarashada iyo Tacliinta Sare Marwo Zamzam Cabdi Aadam oo ugu horentiiba uga mahadcelisay soo dhawayntadiiran ee ay kale kullantay Jaalliyada reer London.