Qeexid

"Wanaag qof cid kale u hayo oo ka dhasha abaal loo galay."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga mahad oo kali ah:
  • Ugu dambayn waxa halkaa ka hadlay maayorka magaalada Gebilay Abiib Xasan Fil-fil oo u mahad-naqay maamulka mac-hadkaasi oo soo qaban-qaabiyay xafladda iyo sida ay ugu hawlan yihiin dhiiri-gelinta waxbarashada si ay ardaydaasi mustaqbal fiican u yeeshaan.
  • Waxaa goobta erayo guubaabo iyo mahadnaq ka bixiyey Cabdiraxmaan Sanayre oo ka mid ah odayaasha jaalliyadda Soomaaliyeed ee reer Oslo.