Qeexid

(-iyo/magli, m.dh) Billaawe.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga magli oo kali ah:
  • Warbaahinta Qaranka ee Xukuumadu gacanta ku haysaa umma adeegaan UDUB oo keliya ee waxay baahiyaan fidno abuur sidii warbaahintii Rwanda iyo Bosnia markii ay ka soo hurayeen dagaaladu "Afku wuxuu la xoog yahay magliga xawda kaa jara".
  • Suugaanta oo ah shay aad uga qayb qaata colaada iyo Nabadaba, suugaantu in ay qayb wayn ka qaadato dagaalka waxaa kuu cadaynaya Markuu lahaa Sallaan carabay ( Afku Wuxuu la xoogyahay Magliga Xawda kaa jaro e).