Qeexid

"(magay, m.dh) God biyuhu galaan oo ka sameysmaan dhulka caadda ah."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga magay oo kali ah:
  • Waan idinka soo sheeka dhaafaye, Bir-magayno, ugub Soomaaliyeed oo laga gardaraaday, anna aan meesha taagnahay waxse aanan u tari karin ayay ka curatay.
  • Laakin ciyaartooya Tottenham oo muddo ka badan 80 daqiiqadood ka gacan sarreysay Juventus ayaa iska soo magay goolasha oo ay kala dhaliyeen Harry Kane iyo Christian Eriksen.