Qeexid

"Qof cid ka soo cararay oo la daba joogo badbaadinta iyo xannaaneynta cidda uu u tago ay siiso."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga magangelyo oo kali ah:
  • Jariidada oo ka hadaleysa Somalida aya tidhi intii sanadkan gudihiisana waxaa tijaabada maray 327 magangelyo doone oo ka yimid Somalia.
  • Muddadii shirkaasi socday, Dawladda Imaaraadka Carabta ayaa ugu soo bandhigtay hindise ugu baaqaya maamulka Sadaam Xuseen inuu ka dego talada muddo laba toddobaad ah iyo in la siiyo magangelyo siyaasadeed haddii uu sidaa aqbalo.