Qeexid

eeg magangeli. ld magangelis.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga magangelin oo kali ah:
  • Dhalliyarada ayaa sheegay in ay dhibaato kala kulmeen intii ay ka tirsanaayeen Al-Shabaab, waxayna u soo jeediyeen dhallinyarada ku haray safafka kooxdaas in ay ka soo goostaan maadaama la magangelinayo.
  • Dhufayl wuxuu ahaa deeqsi oo wuxuu maal iyo lacag hayo wuxuu ku quudin jiray masaakiinta aan waxba haysan, sidoo kale wuxuu magangelin jiray dadkii kuwii weydiista magangelyo.