Qeexid

"ld magangelid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga magangal oo kali ah:
  • Hay'adda UNHCR ayaa ugu baaqay dalalka calaamka ee sida khasab ah dalkooda uga saara dadka Somalida ah ee magangalyo doonka ay hakiyaan tarxiilka, inta uu wax iska badalayo xaalka dalka Somalia.
  • C/kaafi Hilowle Cismaan wuxuu sheegay in kooxahaas ay la dagaalami doonaan ayna soo qaban doonaan, isagoo sheegay inay ugu baaqayaan qoysaska magangalyada siinaya inay ka feejignaadaan arrintaas.