Qeexid

"Ugu m.: qof, qof kale kala magac dhigid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga magacdar oo kali ah:
  • Georgi Kapchits dhawaan soo saaray buug cusub oo ku saabsan sheeko xariirta Soomaaliyeed oo uu ugu magacdaray Faaliyihihii la bilkayday.
  • "Kooxaha nala dagaalamaya waxay soo qaadeen qandaraas loogu magacdaray 'Ashahaado la dirir' inaguna waxaan go'aansanay inaan la dagaalno, maadaama ay badaleen hogaamiye kooxeedyadii hore" ayuu yiri Sh.