Qeexid

(f.g) Wax midab madow u yeelid.

Qeexid Xigta

(f.mg) Ka m.: cilmi, garaad iwm oo cid maskaxdeeda ku jira ka tirtirid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Gudbe naxwe,

Gudbe / transitive

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga madoobee oo kali ah:
  • Habar maarriin ah oo iyadu dirqi ku soo baxsatay ayaa raadiyowga u sheegtay Maxkamadda Simbaabwi shalay xukuntay Lix caddaan ah oo iyagu Daamur iyo dhuxul isku madoobeeyey si ay dadka ugu dhex-dhuuntaan.