Qeexid

"Midab madow oo shay ama wax yeeshaan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga madoobaad oo kali ah:
  • Muxuuse la madoobaadaa marka uu shilin bixiyo cadho daraadeed.
  • Inkasta oo bilowgii bishan January uu sanadka cusub la kowsaday dayax-madoobaad, haddana Qorrax-madoobaadkan ayaa dadweynuhu ka argagaxeen, maadaama sanadihii u dambeeyay aan Somaliland iyo dhulka Soomaalidu dagto laga arag Qorrax-Madoobaad.