Qeexid

"Hilib qurmay oo googo'ay."

Qeexid Kale

Dhar aad u gaboobay oo marka la taabto dildilaaca.

Qeexid Xigta

Hilib aad loo karshay, karshin.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga madmad oo kali ah:
  • ) Si caddaan ah oo aan madmadaw ku jirin ayuu Qodobka 42(3)aad ee Dastuurku u qeexayaa in arrimaha ku qorani ay ku kooban yahiin uun Golaha Wakiillada, oo aan sina loogu dabbaqi karin Golaha Guurtida.
  • Waxaannu si aan madmadow ku jirin ugu sharaxnay qaabdhismeedka saxa ah ee naxwaha afka Soomaaliga.