Qeexid
Geed laama dhuudhuuban leh oo madkaha laga goosto.
Geed laama dhuudhuuban leh oo madkaha laga goosto.
magac / noun
Lab / masculine
m.l
Qeexid: ld madag.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Wax aan naf lahayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-layaal, m.l/dh) Aqallada miyiga jaad ka mid ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Sheekooyin (hore) aan dhicin oo carruurta lagu maaweeliyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -keeyay, -keysay
Qeexid: Madag bixin.
Qeexid Xigta: Isku m.: qof isku dhejin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld madkeyn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-layaal, m.l/dh) Nin aan naag rimin karin. ld madhaleys1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg madkee. ld madkeys.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
Qeexid: mad'hab m.dh (-bo, m.l) ld mad-hab.
f.g1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: Qof dhagax la dhicid.
Qeexid Xigta: Shaqal af carabi ah ku dhawaaqiddiisa jiidid. ld med2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Dhagax midab madow leh oo haddii la isku dhufto dab dhala oo buuraleyda laga helo.
Qeexid Xigta: Jiididda la jiido shaqal af carabi ah marka lagu dhawaaqayo. ld med1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-smay, -santay; -smi) Qoryo, wax la madkeeyey noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg madkeysan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]