Qeexid

(-ooyin, m.l) Naag aan rimi karin. ld madhaleys2.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga madhasho oo kali ah:
  • Maxamed Qanyare"Hal xaaraan ah Nirig xalaal ah madhasho,heshiiska Madaxda sarena waa sidaas oo markii hore ayay la dhuunteen"..
  • Maxamed Qanyare"Hal xaaraan ah Nirig xalaal ah madhasho,heshiiska Madaxda sarena waa sidaas oo markii hore ayay la dhuunteen"..