Qeexid

"(fiis.) Dululaati uu ka jiro cadaadis hoose oo neef ah micnaheeduna tahay xaddiga atamyada ama molikiyuulada ayaa aad u hooseeya."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga madhan oo kali ah:
  • Waa hadal-tiro iyo hadaaq madhan midnimo “muqaddas ahi”!
  • Midha la waa oo Moholin madhan baa la yidhi.