Qeexid
ld madhale.
ld madhale.
magac / noun
Lab / masculine
m.dh
Qeexid: ld madhasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-layaal, m.l/dh) Nin aan naag rimin karin. ld madhaleys1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: ld madhalennimo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: (daaw.) Awoodid la'aan ilmo dhalidda oo ka timaadda ama bacrin la'an ama qof dhali karey oo qalliin lagu sameeyey oo si ula kac ah ama aan ula kac ahayn wax u gaareen mid ka tirsan xubnaha taranka. ld madhaleysnimo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: (fiis.) Dululaati uu ka jiro cadaadis hoose oo neef ah micnaheeduna tahay xaddiga atamyada ama molikiyuulada ayaa aad u hooseeya.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld madkeyn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: (-ooyin, m.l) Naag aan rimi karin. ld madhaleys2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: (c.nafl.) Faylam hoosaad ka tirsan adhaxleyda oo xubnaha ka tirsan oo dhani ay yaryaryihiin, dirxiga ayey u egyihiin, waana xayawaan biyood ku nool ciidda. Astaamahooda waxa ka mid ah a) Maskax ma leh, b) qalfoof lafeed ma leh. Tusaale: amfiyooksas. ld madax-araxley.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Heerka wax ugu sarreeya oo ayan moodi karin.
Qeexid Xigta: Wax qiimo iyo qaayo badan leh.
Qeexid Kale: Arrin iwm oo xallinteedu qasabtahay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l.kh
Qeexid: X. ah: qof dembi, eed iwm ka barii' ah. ld xalaydhaley.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld magaaleysasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh.fk
Qeexid: Markastaba.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
fk (Falkaab) - Falkaab (adverb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld margeeleyn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Miyi ama tuulo magaalo ka aadid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld qaleyn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: (fiis.) Summad C. Astaanta keydinta saldanabka ee ay gudbiye ama urur gudbiyeyaal iyo ma-gudbiye leeyihiin. Madhxinta madhxiye waa saami saldanabka Q ee hal gudbiye iyo keyd faraqa u dhexeeya labada gudbiye. Halbeegga madhxintu waa farad. C = Q/V.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-yayaal, m.l/dh) (fiis.) Ratibaad laba gudbiye oo uu ma-gudbiye u dhexeeyo, leh awoodda kaydinta saldanabka. Madhxinta madhxiyuhu waxa ay ku xirantahay xajmiga, qaabka iyo habka ratibaadda gudbiyeyaasha.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (dii.) Eebbe, Ilaah.
Qeexid Xigta: (dii.) Aan dhiman.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Buunbuuninta wax tiradooda ama tayadooda la buunbuuniyo.
Qeexid Xigta: Wax aan faa'iido lahayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -dheeyay, -dheysay
Qeexid: Wax tiradooda ama tayadooda buunbuunin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]