Qeexid

"Heerka wax ugu sarreeya oo ayan moodi karin."

Qeexid Kale

Arrin iwm oo xallinteedu qasabtahay.

Qeexid Xigta

Wax qiimo iyo qaayo badan leh.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga madhaafaan oo kali ah:
  • Sidaas daraadeed wuxuu goostay inuu ilow-ila uu helo caawa Najiib Cali Madhaafaan.
  • Najiib iyo hooyadii, arrinkaa way isla garteen, waxaana lagu heshiiyay in mid walba dhinaciisa ugu badhigo odayga reerka Cali Madhaafaan oo ay labadooduba hubeen inuu arrintaa ku raacayo.