Qeexid

"(-cyo/-daafiic, m.dh) Qalab hubka waaweyn oo lagu dagaallamo ka mid ah, ka samaysan birlab ama macdan kale oo adag, lehna dhuun dheer oo ay ka ridmaan jaliilado qarxada oo wax guba waxna burburiya."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga madfac oo kali ah:
  • Sidoo kale waxaa wararku intaas ku darayaan inaaney wax dagaal ah ka dhicin Xaafadaasi madfacu ku soo dhacay iyo waliba meelaha u dhow dhow intaba balse waxaa loo qaatay hal madfac oo habow ah.
  • Madafiicda ku dhacay gudaha Bakaaraha ayaa lagu sheegay inay gaarayaan 6-madfac, waxaana mid ka mid ah uu ku dhacay bakhaar ku yaala suuqaas oo dhamaantiis gubtay.