Qeexid

"Ceelka bartankiisa, meesha ilaha biyuhu isugu yimaadaan."

Qeexid Kale

Ceelasha aan biyahoodu go'in.

Qeexid Xigta

Meesha wax walba u ah bartamaha.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga maddo oo kali ah:
  • Arrinta ah yaa ku horreeyeyna, waa marag-maddoon, markhaatiyadeediina waa noolyihiin, horena waan u xusay.
  • Qof kasta waxa aan ku leeyahay una sheegayaa in hawsha daah-furka miisaanka maansada Soomaaliyeed ee ku saabsan Carraale iyo Gaarriye ku kala gartaan sumaddooda iyo astaamaha ay kala sitaan.