Qeexid

"Yeel awrta lagu raro oo saanta biciidka laga jeexo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga maddan oo kali ah:
  • Umaddana waxaan u sheegayaa inaan isu soo sharrixi doono jagada madaxweynaha, kuna dedaali doono inaan si lama huraan ah aan xilka u gudan doono.
  • Waxaa soo dhan waxaa ka sii xun, loolanka Siyaasadeed ee maalin walba joogga iyo is-barbar yaaca aan mucaarid iyo muxaafidtoona loo danayn ummaddan.